Press Releases

Search by Date
Enter date range to search between
Iyadoo ay isku dubaridayaan gobolka iyo la-hawlgalayaasha maxaliga ah, waxaanu si rasmi ah u xidhi doonaa Xarunta Kasoo-kabashada Musiibada (DRC) ee Island Pond saacadu marka ay tahay 6 p.m. ee Sabtida, Oktoobar 12, 2024
illustration of page of paper
Iyadoo ay isku duwayaan gobolka iyo la-hawlgalayaasha maxaliga ah, waxaanu si rasmi ah u xidhi doonaa Xarunta Kasoo-kabashada Musiibada (DRC) ee Island Pond saacadu marka ay tahay 6 p.m. ee Sabtida, Oktoobar 12, 2024
illustration of page of paper
Vermonters ee ay saameeyeen labada Luulyo dhacdooyinka cimilada daran waxay haystaan ilaa Noofambar 25, 2024, si ay u dalbadaan kaalmada gaarka ah ee FEMA.
illustration of page of paper
Haddii aad degan tahay Caledonia, Essex, ama Degmada Orleans oo ay saamaysay cimilo aad u daran intii u dhaxaysay Luulyo 29-31, 2024, waxaad heli kartaa taageero FEMA mid-ka-mid ah markaad codsanayso gargaarka musiibada.
illustration of page of paper
Vermonters-ka ay saameeyeen duufaano ba'an, daadadka, dhul go'a, iyo dhoobada laga bilaabo Luulyo 29-31, 2024, waxa laga yaabaa inay u qalmaan inay helaan Caawinta Shaqsiga ah ee FEMA.
illustration of page of paper
ST. PAUL –Mulkiileyaasha guryaha iyo kireysteyaasha waxyeeladu ka soo gaartay dhibaatada ku dhacday gurigooda ee ka dhalatay daadadka iyo duufaannadii dhacay Juun 16 - Luuliyo 4 ayaa helaaya wakhti dheeri ah oo ay ku codsadaan caawimaada masiibada ee federaalka.
illustration of page of paper
ST. PAUL – Deganeyaasha Minnesota ayaa horey loogu oggolaaday in ka badan $15 milyan oo kaalmo federaal ah si ay uga soo kabtaan duufaannada xagaaga iyo daadadka, oo ay ku jiraan in ka badan $11.3 milyan oo deeqaha FEMA ah iyo in ka badan $4.8 milyan oo deyn musiibo ah oo waqti dheer ah, dulsaar hoose ah oo ka timid Mareykanka Maamulka Ganacsiga Yaryar.
illustration of page of paper
ST. PAUL – Degmooyinka Martin and Murray ayaa hadda loo oggolaaday kaalmada Shakhsiyadeed ee FEMA kadib duufaanadii ba'naa iyo fatahaadii Juun 16 - Luulyo 4.
illustration of page of paper
ST. PAUL – FEMA/Xarumaha Kasoo kabashada Musiibada Gobolka waxaay furmi doonaan Jimcaha, Sibteember 13 ilaa Jimcaha, Sibteembar 27, 2024, ee magaalooyinka Waseca iyo Windom si ay uga caawiyaan dadka deegaanka in ay bilaabaan kasoo kabashadooda kadib duufaannadii ba'naa iyo fatahaadihii Juun 16 – Luulyo 4.
illustration of page of paper
ST. PAUL – Haddii aad tahay qof dagaan ku ah gobolka Minnesota oo ka soo kabanaya masiibada Juun 16 - Luulyo 4, ka fiirso inaad hadda qaado tillaabooyin si aad gurigaaga uga ilaaliso khatarta daadadka mustaqbalka.
illustration of page of paper