Inkastoo taariikhda kama dambeysta ee lala diiwaangashto FEMA ay u dhaaftay Nofeembar 25 kuwa ay saameysey duufaanadii darnaa ee Luulyo, wakiilada hay'adda ayaa wali u jooga iney ka jawaabaan su'aalo kana caawiyaan dadka degan Vermont iney dhamestiraan codsiyadooda. Hay'ada ayaa sidookale ku dhiirigelineysa codsadayaasha iney dad soo wargeliyaan, gaar ahaan haddii ay bedeleen cinwaankooda ama cusbooneysiisyo kale ku sameeyeen codsiyadooda.
Press Releases
Dadka degan Vermont oo ay saameysey duufaanadii, daadkii, dhul-simbirixii, iyo dhooqo-guurkii darnaa ee Luulyo waxey haystaan ilaa 10 p.m. ee Isniin, Nofeembar 25 iney ku codsadaan gargaar musiibo ee federaal, taas oo ay ku jiri karto deeqaha FEMA ee lagu dayactiro guriyaha laguna bedelo guriyaha.
Xarumaha Kasoo kabasho Musiibo (DRC) ee ku yaala Hinesburg Town Hall (on Route 10632) iyo kuwa Lyndon Public Safety Facility (316 Main Street) ayaa loo jadwaleeyey iney si abid ah u xirmaan markay tahay 6 p.m. ee Sabtida, Nofeembar 23. Saacadaha shaqada ee xarumaha ilaa xiligaas waa 9 a.m ilaa 6 p.m.
Dadka degan Vermont oo ay saameysey duufaanadii, daadkii, dhul-simbirixii, iyo dhooqo-guurkii darnaa ee Luulyo waxey haystaan laba todobaad oo ay ku codsadaan gargaar musiibo ee federaal, taas oo ay ku jiri karto deeqaha FEMA ee lagu dayactiro guriyaha laguna bedelo guriyaha ama deymo ribacoodu hooseeyo ee laga helo Maamulka Ganacsiyad Yar ee Mareykanka. Taariikhda kama dambeysta ee la codsado waa Nofeembar 25, 2024.
Xarumaha Soo-kabasho Musiibo ee duufanadii iyo daadkii dhacay Luulyo 11-13 iyo Luulyo 29-30 ayaa u xirmaya Maalinta Doorashada, Talaado, Nofeembar 5.
Xarumaha Soo-kabasho Musiibo ee duufanadii iyo daadkii dhacay Luulyo 11-13 iyo Luulyo 29-30 ayaa u xirmaya Maalinta Doorashada, Talaado, Nofeembar 5.
Vermonters ee ay saameeyeen dabaylaha ba'an ee Luulyo, daadadka, dhul go'a, iyo dhoobada ayaa haysta hal bil oo dheeraad ah si ay u dalbadaan gargaarka masiibada federaalka, taas oo ay ku jirto deeqaha dayactirka guriyeynta ee FEMA ama deynta musiibada dulsaarka hoose ee Maamulka Ganacsiga Yaryar ee Maraykanka. Xilliga kama dambaysta ah ee codsigu waa Noofembar 25, 2024.
Iyadoo ay isku dubaridayaan gobolka iyo la-hawlgalayaasha maxaliga ah, waxaanu si rasmi ah u xidhi doonaa Xarunta Kasoo-kabashada Musiibada (DRC) ee Island Pond saacadu marka ay tahay 6 p.m. ee Sabtida, Oktoobar 12, 2024
Iyadoo ay isku duwayaan gobolka iyo la-hawlgalayaasha maxaliga ah, waxaanu si rasmi ah u xidhi doonaa Xarunta Kasoo-kabashada Musiibada (DRC) ee Island Pond saacadu marka ay tahay 6 p.m. ee Sabtida, Oktoobar 12, 2024
Vermonters ee ay saameeyeen labada Luulyo dhacdooyinka cimilada daran waxay haystaan ilaa Noofambar 25, 2024, si ay u dalbadaan kaalmada gaarka ah ee FEMA.