Xarumaha Soo-kabasho Musiibo ee duufanadii iyo daadkii dhacay Luulyo 11-13 iyo Luulyo 29-30 ayaa u xirmaya Maalinta Doorashada, Talaado, Nofeembar 5.
Xarumahan ayaa ku yaala Newport Municipal Building (222 Main St) iyo Lyndon Public Safety Facility (316 Main St).
Maadaama xarunta Hinesburg Town Hall ( 10632 Route 116) loo adeegsan doono goob codeyn, waa la xiri doonaa Isniin, Nofeembar 4 ilaa Arbaco, Nofeembar 6.
DRC-yada ku yaala Newport iyo Lyndon waxey dib u furmi doonaan 9 a.m. Arbaco, Nofeembar 6.
DRC-da Hinesburg waxey dib u furmi doontaa 9 a.m. Khamiis, Nofeembar 7.
Saacadaha dhammaan loogu talagalay DRC-yada waa 9 a.m ilaa 6 p.m. Isniin - Sabti.
Dadka degan oo uu saameeyey daadka uma baahna iney booqdaan Xarun Kasoo-kabasho Musiibo si ay u codsadaan ama u helaan gargaar FEMA ah. Taariikhda kama dambeysta ee la codsado waa Nofeembar 25, 2024.
Saddex Qaabab ee loo Codsado waxaa kujira:
- Onleenka ee DisasterAssistance.gov
- Apka Moobeelka ee FEMA
- Ka wac FEMA Leenka-Caawinta ee 1-800-621-3362. Khadadka taleefonka ayaa shaqeeya laga bilaabo 7 a.m. ilaa 10 p.m. (wakhtiga aagaaga), todobo maalmood asbuucii. Gargaar ayaa diyaar ku ah inta badan luuqadaha. Haddii aad isticmaashid adeega isku-duwida, adeeg taleefon ee qoraal leh ama waxkale, usii FEMA taleefonkaaga adeegaas. Muuqaal gelitaan ee sida loo codsado gargaar ah aad youtube.com/watch?v= WZGpWI2RCNw.