alert - warning

This page has not been translated into Somali. Visit the Somali page for resources in that language.

Fact Sheets

Deganeyaasha Minnesota ee codsaday gargaarka FEMA kaddib duufaanno daran iyo daadad laga bilaabo Juun 16 - Luulyo 4, 2024, waxay FEMA ka heli doonaan warqad boostada ama iimaylka. Warqadda ayaa sharxi doonta heerka codsigaaga iyo sida looga jawaabo haddii aadan ku raacsanayn go'aanka FEMA ama aad u baahan tahay gargaar dheeraad ah. Waa muhiim inaad si taxadar leh u akhriso warqada.

illustration of page of paper Release Date:

Loogu talagalay dadka deggan Blue Earth, Cook, Cottonwood, Faribault, Freeborn, Goodhue, Itasca, Jackson, Lake, Le Sueur, Mower, Nicollet, Nobles, Rice, Rock, St. Louis, Steele, Waseca, iyo degmooyinka Watonwan kuwaas oo soo sheegay in aanay awoodin. ama laga yaabo inay si badbaado leh ugu noolaadaan gurigooda, FEMA waxa laga yaabaa inay u baahato inay kormeerto guriga burburay.

illustration of page of paper Release Date:

Kaalmada musiibada FEMA waxaa loogu talagalay in lagu haqabtiro baahiyaha aasaasiga ah ee qoyskaaga ee aan caymiska lahayn ama aan caymisku ku jirin kharashyada lagama maarmaanka ah iyo baahiyaha daran.

illustration of page of paper Release Date:

FEMA waxey gargaar siin kartaa si loo caawiyo dayactir iyo bedelitaan gawaarida aan caymiska ku jirin oo ku waxyeeloobey ama ku burburey duufaanada 14 Maarso. Gargaarka gaadiidka ayaa la siiyaa gawaarida leh waxyeelo badqab ama waditaan. Gawaarida waxyeelada rinjiga uun leh lama tixgeliyo. Gargaarkan waxaa loogu talagalay hal gaar oo aasaasi ah qoyskiiba ilaa ay jirto caddeyn ah in wax ka badan hal gaari u muhiim yahay adeegsiga maalinlaha ah ee qoyska.

illustration of page of paper Release Date:

Dadka degan Ohio ee u codsaday gargaar FEMA duufanadii 14 Maarso waxey heli doonaan warqad ka socota FEMA. Warqadan waxey sharxi doontaa xaalada codsigaaga iyo sida looga jawaabo. Waa muhiim in si taxadir leh loo akhriyo warqada sababtoo ah waxaa ku jiri doona cadadka wixii gargaar ah ee FEMA ku siin karto ama dukumintiyada FEMA ay wali kaaga baahnaan karto.

illustration of page of paper Release Date:

Gargaarka musiibo ee FEMA waxaa loogu talagalay inuu wax ka qabto baahiyaha aasaasiga ah ee qoyskaaga aan caymis lahayn ama caymis gabaabsi ah leh ee kharashaadyada lagama maarmaanka ah iyo baahiyaha daran.

illustration of page of paper Release Date:

Kireystayaasha jooga gobolada Auglaize, Crawford, Darke, Delaware, Hancock, Licking, Logan, Mercer, Miami, Richland iyo Union oo soo tabiyey ineysan si badqabta ugu noolaan karin guriyahooda, FEMA waxey u baahnaan kartaa iney kormeero ka fuliso guriyaha waxyeeloowey.

illustration of page of paper Release Date:

FEMA waxay dhaqan galisay cusboonaysiinta ugu muhiimsan ee gargaarka musiibada 20 kii sano ee la soo dhaafay.

illustration of page of paper Release Date:

Markaad codsatid gargaar musiibo, FEMA waa iney xaqiijisaa aqoonsigaaga si ay u xaqiijiso inaad heshid gargaarka aad u-qalantid. Haddii FEMA aynan awoodin iney ka xaqiijiso aqoonsigaaga diiwaanka dadweynaha, waxaa lagaaga baahan karaa inaad gudbisid dukumintiyo dheeri ah.

illustration of page of paper Release Date:

FEMA waxey badanaa u gudbisaa ka-badbaadeyaasha mussibo Maamulka Ganacsi Yar ee Mareykanka (SBA) si ay u codsadaan deyn musiibo ribac-hooseeya leh. Deymaha musiibada waxey qeyb muhiim ah ka yihiin gargaar federaal, waxeyna caawin karaan iney soo kabsadaan milkiiliyaasha guri, kireystayaasha, ganacsiyada noocyadooda kala duwan iyo ururo qaar ee aan faa'iido doonka ahayn.

illustration of page of paper Release Date: