Waterbury Xarunta Kasoo-Kabashada Musiibada oo XIdhmi doonta Oktoobar 12

Release Date Release Number
015
Release Date:
Oktoobar 11, 2024

Iyadoo ay isku duwayaan gobolka iyo la-hawlgalayaasha maxaliga ah, waxaanu si rasmi ah u xidhi doonaa Xarunta Kasoo-kabashada Musiibada (DRC) ee Island Pond saacadu marka ay tahay 6 p.m. ee Sabtida, Oktoobar 12, 2024 

Xaruntan ayaa haatan la furaa 9 a.m ilaa 6 p.m. Isniin ilaa Sabti oo ku taala:

  • Waterbury Armory - 294 Armory Drive, Waterbury, VT 05676

Ka badalaad ahaan, dadka reer Vermont ayaa booqan kara laba kale oo DRC ah oo hadeer la furo 9 a.m. ilaa 6 p.m. Isniin ilaa Sabtida oo ku taala:

  • Lyndonville Public Safety Facility - 316 Main Street, Lyndon, VT 05851
  • Hinesburg Town Hall - 10632 Route 116, Hinesburg, VT 05461

Xidhitaanka xarumahan ku meel gaadhka ah waxa wada agaasimay gobolka iyo la-hawlgalayaasha deegaanka iyadoo guud ahaan lagu saleeyay xadiga soo-booqdayaasha iyo baahida bulshada.

Xidhitaanada Fasaxa Federaalka

Xarumaha Kasoo-kabasahda Musiibada ee Vermont ayaa la xidhi doonaa Isniin, Oktoobar 14 ee Xuska Maalinta Dadka Asalka/Dhaladka ah iyo Maalinta Columbus. Waxay dib u furmi doonaan Salaasa, Oktoobar 15 oo furnaan doonta saacadaha caadiga ah.

  1. Dadka reer Vermont ee ay saameeyeen labadaba ee duufaanada July ayaa booqan kara Xarunta Kasoo-kabashada si ay taageero qof-ka-qof ah uga helaan FEMA iyo Maamulka Ganacsiyada Yar-yar ee Maraykanka. Si aad u hesho cusboonaysiintii-ugu-danbeysa ee goobaha iyo saacadaha, booqo fema.gov/drc. 
  2. Waxa sidoo kale jira sadex wado oo kale si aad u codsato kuwaasoon u baahneen xarun booqashada: 
Tags:
La cusbooneysiiyey markii ugu dambeysay