alert - warning

This page has not been translated into Somali. Visit the Somali page for resources in that language.

South Dakota Severe Storms, Straight-line Winds, and Flooding

DR-4807-SD
South Dakota

Mudada Dhacdada: Jun 16, 2024 - Jul 8, 2024

Taariikhda Shaacinta: Aug 15, 2024

Sidoo loo Caawiyo

Is-xilqaam oo ku Deeq

Kasoo-kabasho ayaa qaadan karta dhowr sanno musiibo kadib. Waxaa jira dhowr qaabab ee loo caawiyo sida ku deeqida kaash, sheyaasha loo baahanyahay ama wakhtigaaga. Wax badan ka baro sida loo caawiyo kuwa baahida kujira.

Ha isu-dirin naftaada goobaha musiibada. Ururo La Aaminsanyahay ee goobaha waxyeeloobey jooga ayaa og meesha is-xilqaamayaasha looga baahanyahay. Kala shaqee urur abaabulan si aad u xaqiijiso inaad leedahay badqabka, tababarka iyo xirfadaha habboon ee loogu baahanyahay in lagu jawaab-bixiyo.

Is-kaashatooyinka Hay'adda Is-xilqaan ee FEMA (VAL) ayaa la dhisa xiriiro waxeyna isku-duwdaa dadaalo lala sameeyo ururada bulsho ee ku firfircoon musiibooyinka ee is-xilqaama, oo ku salaysan aaminaad.

La samaynta Ganacsiyo FEMA

Haddii aad xiiseyneysid inaad bixisid adeegyo iyo badeeco lacag ah oo loogu talalgalay kabashada musiibo, booqo boggeena La samaynta Ganacsiyo FEMA si aad u bilawdid.

Haddii aad leedahay ganacsi ku hawlan saarida qashinka aadna rabtid inaad ka shaqeysid dadaalada nadiifinta goobta saamooway, fadlan la xiriir dawlada hoose ee goobaha saamooway si aad u bixisid adeegyadaada.

Waajibaadyada Kharash-garaynta

If and when financial assistance is approved for this disaster, it will be displayed here. Information is updated every hour.