News, Media & Events: Ohio

Preparedness Tips

Press Releases and Fact Sheets

COLUMBUS - Milkiiliyaasha iyo kireystayaasha oo leh qasaaro ama waxyeelo la xiriirta musiibo ka timaada duufaanadii 14 Maarso ee jooga gobolada Auglaize, Crawford, Darke, Delaware, Hancock, Licking, Logan, Mercer, Miami, Richland iyo Union waxaa keliya u harsan dhowr maalmood oo dheeri ah iney codsadaan gargaar laga helo FEMA iyo Maamulka Ganacsi Yar ee Mareykanka (SBA). Luulyo 1 waa maalinta ugu dambeysa ee aad xareyn karto codsi.
illustration of page of paper Siideynta Saxaafadda |
COLUMBUS - Xarunta Soo-kabasho Musiibo FEMA ee Gobolka Logan waxey si buuxda u xirmi doontaa 6:30 p.m Arbaco, Juun 26. Xarunta soo-kabashada, takhasusyahano ka socda FEMA, Maamulka Ganacsi Yar ee Mareykanka (SBA) ayaa kaa caawin karaa inaad codsato gargaar, soo gelisid dukumintiyo, loogaaga jawaabo su'aalahaada kuna siiyaan macluumaad ku jira kheyraadyada la heli karo.
illustration of page of paper Siideynta Saxaafadda |
COLUMBUS - Milkiiliyaasha iyo kireystayaasha oo leh qasaaro ama waxyeelo la xiriirta musiibo ka timaada duufaanadii 14 Maarso ee jooga gobolada Auglaize, Crawford, Darke, Delaware, Hancock, Licking, Logan, Mercer, Miami, Richland iyo Union waxaa keliya u harsan labo todobaad iney codsadaan gargaar laga helo FEMA iyo Maamulka Ganacsi Yar ee Mareykanka (SBA).
illustration of page of paper Siideynta Saxaafadda |