Dadka reer Minnesota ee codsaday kaalmada federaalka waxa laga yaabaa inay u baahdaan inay la socdaan FEMA oo ay bixiyaan macluumaad dheeraad ah ama dukumeenti si ay hore ugu dhaqaajiyaan codsigooda. Kuwa weli u baahan in laga caawiyo soo kabsashada Juun 16 - Luulyo 4 duufaanno iyo daadad oo aan weli codsan, weli waxay haystaan waqti ay sidaas ku sameeyaan.
News, Media & Events: Minnesota
Preparedness Tips
Press Releases and Fact Sheets
ST. PAUL –Mulkiileyaasha guryaha iyo kireysteyaasha waxyeeladu ka soo gaartay dhibaatada ku dhacday gurigooda ee ka dhalatay daadadka iyo duufaannadii dhacay Juun 16 - Luuliyo 4 ayaa helaaya wakhti dheeri ah oo ay ku codsadaan caawimaada masiibada ee federaalka.
ST. PAUL – Deganeyaasha Minnesota ayaa horey loogu oggolaaday in ka badan $15 milyan oo kaalmo federaal ah si ay uga soo kabtaan duufaannada xagaaga iyo daadadka, oo ay ku jiraan in ka badan $11.3 milyan oo deeqaha FEMA ah iyo in ka badan $4.8 milyan oo deyn musiibo ah oo waqti dheer ah, dulsaar hoose ah oo ka timid Mareykanka Maamulka Ganacsiga Yaryar.