This page has not been translated into Somali. Visit the Somali page for resources in that language.
Michigan Severe Storms and Flooding
Mudada Dhacdada: May 16, 2020 - May 22, 2020
Taariikhda Shaacinta: Jul 9, 2020
Lifaaqyada Degdega ah
- Kheyraadka dib-u-kabashada: Gobol & Maxalli | Qaran
- Kala soco: Baraha Bulshada | Apka moobeelka & Qoraal
- la-talin 24/7 ah: Leenka-Caawinta Dhibta Musiibada
Wax badan oo ku saabsan Musiibadan
Kheyraadka Maxalliga ah
Macaluumaadka Maxalliga ah
Warka & Saxaafadda Maxalliga ah
Booqo bogga Warka & Saxaafadda ee dhacdooyina, xaashadaha xaqiiqda, siideymaha saxaafadda iyo kheyraadyada kale ee isgaarsiin.
Additional Resources
FEMA Mitigation Resources
For information on the resources available for mitigation measures, e-mail FEMA-R5-Mitigation-Resources@fema.dhs.gov.
For questions on flood insurance, visit FloodSmart.gov or call the Flood Mapping and Insurance Exchange (FMIX) at 877-336-2627.
Sidoo loo Caawiyo
Is-xilqaam oo ku Deeq
Kasoo-kabasho ayaa qaadan karta dhowr sanno musiibo kadib. Waxaa jira dhowr qaabab ee loo caawiyo sida ku deeqida kaash, sheyaasha loo baahanyahay ama wakhtigaaga. Wax badan ka baro sida loo caawiyo kuwa baahida kujira.
Ha isu-dirin naftaada goobaha musiibada. Ururo La Aaminsanyahay ee goobaha waxyeeloobey jooga ayaa og meesha is-xilqaamayaasha looga baahanyahay. Kala shaqee urur abaabulan si aad u xaqiijiso inaad leedahay badqabka, tababarka iyo xirfadaha habboon ee loogu baahanyahay in lagu jawaab-bixiyo.
Is-kaashatooyinka Hay'adda Is-xilqaan ee FEMA (VAL) ayaa la dhisa xiriiro waxeyna isku-duwdaa dadaalo lala sameeyo ururada bulsho ee ku firfircoon musiibooyinka ee is-xilqaama, oo ku salaysan aaminaad.
La samaynta Ganacsiyo FEMA
Haddii aad xiiseyneysid inaad bixisid adeegyo iyo badeeco lacag ah oo loogu talalgalay kabashada musiibo, booqo boggeena La samaynta Ganacsiyo FEMA si aad u bilawdid.
Haddii aad leedahay ganacsi ku hawlan saarida qashinka aadna rabtid inaad ka shaqeysid dadaalada nadiifinta goobta saamooway, fadlan la xiriir dawlada hoose ee goobaha saamooway si aad u bixisid adeegyadaada.
Waajibaadyada Kharash-garaynta
Gargaar Shakhsiyeed | Cadadka |
---|---|
Wadarta Gargaarka Guriyeynta (HA) - Dollarka la Ansixiyey | $29,115,555.13 |
Wadarta Gargaarka Baahiyaha Kale (ONA) - Dollarka la Ansixiyey | $1,483,107.73 |
Wadarta Barnaamijka Shaksi & Qoys Dollarka la Ansixiyey | $30,598,662.86 |
Cosiyada Gargaar Shakhsiyeed la Ansixiyey | 2767 |
Gargaar Dadweyne | Cadadka |
---|---|
Emergency Work (Categories A-B) - Dollars Obligated | $9,159,899.54 |
Permanent Work (Categories C-G) - Dollars Obligated | $19,699,330.95 |
Total Public Assistance Grants Dollars Obligated | $31,280,189.14 |
Hazard Mitigation Assistance | Cadadka |
---|---|
Hazard Mitigation Grant Program (HMGP) - Dollars Obligated | $7,390,714.06 |