Press Releases

Search by Date
Enter date range to search between
ST. PAUL –Mulkiileyaasha guryaha iyo kireysteyaasha waxyeeladu ka soo gaartay dhibaatada ku dhacday gurigooda ee ka dhalatay daadadka iyo duufaannadii dhacay Juun 16 - Luuliyo 4 ayaa helaaya wakhti dheeri ah oo ay ku codsadaan caawimaada masiibada ee federaalka.
illustration of page of paper
ST. PAUL – Deganeyaasha Minnesota ayaa horey loogu oggolaaday in ka badan $15 milyan oo kaalmo federaal ah si ay uga soo kabtaan duufaannada xagaaga iyo daadadka, oo ay ku jiraan in ka badan $11.3 milyan oo deeqaha FEMA ah iyo in ka badan $4.8 milyan oo deyn musiibo ah oo waqti dheer ah, dulsaar hoose ah oo ka timid Mareykanka Maamulka Ganacsiga Yaryar.
illustration of page of paper
ST. PAUL – Degmooyinka Martin and Murray ayaa hadda loo oggolaaday kaalmada Shakhsiyadeed ee FEMA kadib duufaanadii ba'naa iyo fatahaadii Juun 16 - Luulyo 4.
illustration of page of paper
ST. PAUL – FEMA/Xarumaha Kasoo kabashada Musiibada Gobolka waxaay furmi doonaan Jimcaha, Sibteember 13 ilaa Jimcaha, Sibteembar 27, 2024, ee magaalooyinka Waseca iyo Windom si ay uga caawiyaan dadka deegaanka in ay bilaabaan kasoo kabashadooda kadib duufaannadii ba'naa iyo fatahaadihii Juun 16 – Luulyo 4.
illustration of page of paper
ST. PAUL – Haddii aad tahay qof dagaan ku ah gobolka Minnesota oo ka soo kabanaya masiibada Juun 16 - Luulyo 4, ka fiirso inaad hadda qaado tillaabooyin si aad gurigaaga uga ilaaliso khatarta daadadka mustaqbalka.
illustration of page of paper
ST. PAUL – FEMA/Xarumaha Soo kabashada Musiibada Gobolka waxa ay furmi doonaan Talaadada, Agoosto 27, 2024, si ay u caawiyaan dadka deegaanka in ay bilaabaan soo kabashadooda kadib duufaanadii ba'naa iyo fatahaadii Juun 16 - Luulyo 4.
illustration of page of paper
ST. PAUL – Dadka reer Minnesota ee codsaday kaalmada federaalka waxa laga yaabaa inay u baahdaan inay la socdaan FEMA oo ay bixiyaan macluumaad dheeraad ah ama dukumeenti si ay hore ugu dhaqaajiyaan codsigooda. Kuwa weli u baahan in laga caawiyo soo kabsashada Juun 16 - Luulyo 4 duufaanno iyo daadad oo aan weli codsan, weli waxay haystaan waqti ay sidaas ku sameeyaan.
illustration of page of paper
ST. PAUL – FEMA/Xarunta Soo kabashada Musiibada Gobolka waxa ay furmi doontaa Jimcaha, Agoosto 16, 2024, si ay uga caawiso dadka deegaanka in ay bilaabaan soo kabashadooda kadib duufaanadii ba'naa iyo fatahaadii Juun 16 - Luulyo 4.
illustration of page of paper
ST. PAUL – A FEMA/Xarunta Soo kabashada Musiibada Gobolka waxa ay furmi doontaa Arbacada, Agoosto 14, 2024, si ay uga caawiso dadka deegaanka in ay bilaabaan soo kabashadooda ka dib dabaylaha ba'an iyo fatahaadaha Juun 16 - Luulyo 4.
illustration of page of paper
ST. PAUL – FEMA waxa ay siinaysaa gargaar kala duwan oo kala duwan dadka ay saameeyeen dabaylaha iyo daadadka bilaha Juun 16 – Luulyo 4. Milkiilayaasha guryaha iyo kiraystayaasha Blue Earth, Cook, Cottonwood, Faribault, Freeborn, Goodhue, Itasca, Jackson, Lake, Le Sueur, Mower, Nicollet, Nobles, Rice, Rock, St. Louis, Steele, Waseca, iyo Watonwan countiyada kuwaas oo ay soo gaareen waxyeelo. waxaa lagu dhiirigelinayaa inay codsadaan.
illustration of page of paper